Wararka
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Iyo Guddiga Dhab U Heshiisiinta Dowladda Soomaliya Iyo Soomaliland oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Shir Guddomiyey Kulan U Dhaxeeyey Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Iyo Guddiga Dhab U Heshiisiinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland.
Intii uu kulanka socday ayaa waxaa Warbixino Looga Dhagaystay Guddiga Dhab U Heshiisinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland.
Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Soo Dhaweeyey Dadaalada Ay Guddigan Sameeyeen Oo La Xiriira Arimaha Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Somaaliland.