Wararka
Dowladaha Maraykanka iyo Sudan oo markii ugu horaysay safiira is-waydaarsanaayo.

Kudhawaad muddo 23 sano kadib, dalalka Maraykanka iyo Sudan ayaa is waydaarsanaayo safiirada labada dal sida uu xaqiijiyay madaxweyne ku-xigeenka dalka Maraykanka Mike Pompeo maalinimadii arbacada.
Arrinkaan ayaa imaanaayo iyadoo uu magaalada Washington booqasha rasmi ah ku jooga Ra’iisal wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok waana booqashadiisi ugu horaysay ee uu dalkaasi ku toog.
“go’aanka waa mid micna buuxa u leh adkeynta xeriirka Maraykanka iyo Sudan gaar ahaan inta lagu jiro kala guurka hoggaanka loogu wareejinaay shacabka Sudan” ayuri Pompeo.