Wararka

Golaha Wakiiladda Puntland oo ansixiyay Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka Dowlad goboleedka Puntland.

Golaha Wakiiladda Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta Magaalada Garowe kuyeeshay fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 45-aad oo uu shir gudoomiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Ajandaha Kulanka maanta ayaa ahaa, meel-marinta Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka Dowlad goboleedka Puntland waxaana kulanka soo xaadiray 38 Mudane iyadoo cod gacantaag ah ay sharcigaan ku meel mariyeen 34 xildhibaan waxaana ka aamusay 4 mudane mana jirin cid diiday.

ugu danbayn waxaa kulanka soo xiray Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowlad goboleedka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, beard and indoorImage may contain: 1 person, sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close