Wararka

Munsabada Lagu Xusayey Sanad Guuradii 47aad Ee Ka Soo Wareegatay Aaska Isbitaalka Xaawa Cabdi oo Muqdisho ka Dhacday.

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munsabada Lagu Xusayey Sanad Guuradii 47-aad Ee Ka Soo Wareegatay Aaska Isbtiaalka Xaawa Cabdi.

Gudoomiyaha Gobalak Baandir, Wasiirka Warfafinta, Ra’iisal wasarhii Dowladii KGM Aheed, Dhaqatir Iyo marti sharaf Kale Ayaa Ka Soo qeybgashay Munsabada.

Wasiirka Warfaafinta Xukumada Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Ku Dheeraday ka Hadalka Iyo Tariikhda Isbatibalka Xaawo Cabdi Waxaa Uuna Ugu Hambalyey Sanad Guuradiisa 47Aad.

Gudoomiya Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxuud Filish Ayaa Drs Xaawo Cabdi iyo Maamulka Isbitalka Gudonsiyey Shahaada Sharafka Halka Iyagana ay Gudoonsiyeen Bilad Sharaf.

Raa’iil wasarhii Dowladii KGM Soomaaliya Cali Maxamed Geedi Oo Musabada Ka Hadlayey ayaa sheegay In Isbtitalka Xaawo Cabdi Qey uu ka Ahaa isbitadii Dadka Lagu Caawi Xiligii Jmacada Lafoole Furnay Hada Uu wali shaqeeyo.

Drs Aamino Maxamed Madaxweynaha Isbitalka Xaawa Cabdi Aya ka Sheekeysay Tariikhda Iyo Waxqabadka Isbitaalka Xaawo Cabdi.

Munsabada Lagu Xusayey Sanad Guuradii 47aad Ee Ka Soo Wareegatay Aaska Isbitaalka Xaawa Cabdi oo Muqdisho ka Dhacday

Munsabada Lagu Xusayey Sanad Guuradii 47aad Ee Ka Soo Wareegatay Aaska Isbitaalka Xaawa Cabdi oo Muqdisho ka Dhacdayhttps://www.youtube.com/watch?v=fVVa0VvAxyQ&feature=youtu.be

Posted by TUSMO TV on Saturday, 30 November 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close