Wararka

Cumar Filish “Waxaan uga digeynaa shaqsiyaadka qashinka ku shuba goobaha aan loogu talogelin”

Maamulka Gobolka Banadir ayaa markale digniin u diray dad sida ay sheegeen  qashinka ku daadiyo gooba aan loogu tala galin waxaa ayna intaasi ku dareen ina y Tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doona shaqsigii lagu qabto arrinkaas.

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Caasimada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa qorool kooban oo uu kusoo qoray Bartiisa Tweeter-ka ku sheegay in ay  maanta gacanta ku dhigeen gaadid siday qashin kaas oo ku shubay qashinka meelihii laga mamnuucay.

“Waxaan uga digeynaa shaqsiyaadka qashinka ku shuba goobaha aan loogu talogelin in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono, maanta waxaan gacanta ku dhignay gaadiid qashin ku shubay meelihii laga mamnuucay” ayuu yiri Cumar Filish.ImageImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close