Wararka

Ra’isul wasare ku Xigeenka dalka oo Gudi u saaray in ay Gurmad deg deg ah u fidiyaan dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banadir.

Ra’isul wasare ku Xigeenka xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Gudi ka Kooban 13 xubnood oo isugu jira wasiiro,xildhibaano iyo Maamulka gobolka Banaadir u xil saaray in Gurmad deg deg ah u Fidiyaaan Dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxii maanta Ka dhacay Gudaha xaruunta gobolka banaadir.

Hoos ka akhriso Liiska magacyada Guddiga.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close