Wararka
“4.5 Doorasho Lagu aadayo laguma magacaabi karo Xaq iyo Xor ee xalka saxda hala raadiyo”

Pro.Dalxa oo ka mid ah xildhibaanadda golaha shacabka ayaa si kulul ugu hadlay Nidaamka 4.5 ee doorashada lagu aadaayo.
Pro.Dalxa ayaa sheegay in nidaamkaan uusan aheen mid Xaq iyo Xor oo aan xalka saxda ah keynaynin.