Wararka
Xukuumada oo guddi cusub magacaada..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliye Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah DFS.
Guddigan ayaa ku biiri doona seddeed xubnood oo horay loo magacaabay.
Hoos ka akhriso magacyada xubnaha cusub :