Wararka

Golaha Guurtida Soomaaliland oo si kuluul uga hadlay wararka la xiriira in safarka madaxweyne Farmaajo.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku eedeeyay in uu ku cadaadinayo safar uu Hargeysa ku tago Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Gudoomiye Saleebaan waxa uu tilmaamay in Xukuumadda Somaliland ay horay u diiday codsi kaga yimid Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, balse markale uu Abiy Ahmed uu dib u soo cusbooneysiiyay dalabkiisa.

Saleebaan Maxamuud Aadan Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland waxa uu tilmaamay in aysan aqbali doonin Socdaalka uu sheegay in loo qorsheynayo Madaxweyne Farmaajo in uu ku tagayo Magaalada Hargeysa. Sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka dhaawo hadalka       Guddoomiyaha:  http://https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/640510843441445/?t=16

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close