Wararka

WASIIRKA CADAALADDA OO XILKA SI RASMI AH ULA WAREEGAY.

Wasiirka cusub ee wasaaradda Cadaaladda xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa manta si rasmi ah ula wareegay xilka wasaaradda cadaaladda.

Xil wareejinta waxaa ka qayb galay Raisulwasaare ku-xigeenka, Wasiirkii hore ee Wasaaaradda Cadaaladda, Xildhibaanada Baarlamaanka, Xeer ilaaliyaha, Shaqaalaha Wasaaradda iyo Bahda Cadaaladda.

Wasiirka cusub ee wasaaradda Abdulkadir Mohamed Nur ayaa masuuliyiinta ka soo qayb gashay munaasabadda xil-wareejinta ugu mahadnaqay ka soo qayb galkooda.

“Maanta waxaan si rasmi ah ula wareegey xilka Waraaradda Cadaaladda XJFS. waxaan u mahad celinaayaa Gudoomiyaha maxkamadda sare, Raisulwasaare ku-xigeenka, Wasiirkii hore ee Wasaaaradda Cadaaladda, Xildhibaanada Baarlamaanka, Xeer ilaaliyaha, Shaqaalaha Wasaaradda, Bahda Cadaaladda iyo dhamaan inta ka soo qayb gashey xafladdii xil wareejinta ee manta”. Ayuu yiri Wasiir Abdulkadir.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close