Wararka

Ururka Ay Ku Mideysanyihiin Shirkadaha Bixiya Adeegyada Internae-ka Iyo Telefoonka Oo Si Kulul Uga Hadlay Hadla Dhawaan Ka Soo yeeray……..

Warsaxaafadeed ay Soo Saareen Ururka USIS oo Ay Ku mideysanyihiin Shirkadaha Bixiya Adeegyada Telefoonka Iyo Internate-ka ayaa warsaxaafadedkooda waxa ay ka Hadleen hadal Dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolajiyada.

Waxa Uu Ururka Warsaxaafadeedkoodu Sidoo Kale ay Ku Sheegeen in Wax laga Xumaado Ay tahay In Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolajiyada Eng Cabdi Cashuur Xasan uu Ku Adkeysto Khalad Uu horey u galay Misna Diidan In Dib Uu u saxo Khaladkaasi.

lINKIGA  HOOSE KU DHUFU SI AAD U AKHRISATID WARSAXAAFADEEDKA

War-Saxaafadeed-USIS-PR6-05012019-SOM (1)

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close