Wararka

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Waxaa maalinba maalinka ka danbeeyo sii kordhaayo dadka laga helaayo xanuunka coronaviruska ee dalka gaar ahaan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxaana maanta oo kaliya laga helay dad gaarayo 54 ruux.

40 kamid ah xaaladahaan cusub ee coronaviruska ayaa lab ah halka 14 kale ay yihiin Dhedig waxaana ka bogsooday 1 ruux mana jirta cid u dhimatay xanuunkaan maanta.

Xaaladahaan cusub ayaa ka yeeleyso tirade guud ee dadka uu soo ritay xanuunkaan 582 ruux halka 20 kamid ah dadkaasi ay ka bogsoodeen waxaana u dhintay 28 ruux tan iyo markuu dalka soo gaaray.No photo description available.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close