Wararka

Madaxweynihii hore ee dalka oo shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Maalinka calanka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xassan Sheeq Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay hambalyada maalinta calanka oo ku beegan 12-october oo ay ka soo wareegatay 66 sano.
Madaxweyne Xassan Sheeq ayaa sheegay in maalinkii uu dalka masuuliyadiisu la wareegaayay ay yareed goobaha calanka Soomaaliya uu ka babanaayay balse maanta uu calanka ku suran yahay dhul ballaaran oo Soomaaliya ah isagoo ciidamada Qalabka Sida ugu mahad celiyay shaqada ay qaranka u hayaan.

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay weeyneeyaan maalinka Calanka Soomaaliya oo ay ku suraan guryahooda iyo goobahooda ganacsi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close