Wararka

Madaxweynihii hore ee dalka oo dowlada u soo jediyay in loo sinado Dowladnimada.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta garay Magaalada Jowhar ee casimada maamulka Hirshabelle.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa garonka diyarahada Jowhar kusoo dhaweeyay Shariif Sheeq Axmed.

Shariifka ayaa markii uu garay Magalada waxaa uu la hadlay warbaahinta waxaa uuna dowlada federaalka u jeediyay in ay shaqayso in maamulka dowladnimo loo sinaado.

https://www.facebook.com/841478569218433/posts/3758412300858364/

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close