Wararka
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo weftigii uu Hoggaaminayey oo garay Magaalada Gabiley.
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley.
Qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada Gabiley oo ay hormuud u yihiin maamulka gobolka, ka degmada, madax-dhaqameedka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, dhallinyarada iyo haweenku ayaa soo dhaweynta u sameeyay wafdiga madaxweynaha.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Safarka uu ku tagay Gabilley waxaa uu u jeedkiisu yahay sidii uu u indho indheeyn lahaa mashaariicda kala duwan ee ka socda deeganada Hoos taga Gabiley.