Wararka
Kulan ka dhacay magaalada Xudur oo lagu falanqeeyay Amniga magaaladaasi Xudur.
Kulan ay soo qaban qaabiyeen maamulka dagmadda Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka dhacay Magaalada Xudur waxaana ka qayb galay kulanka gudiga amniga dagmadda Xudur, sarakiisha daraawiishta koonfur galbeed soomaaliya iyo bulshada rayidka.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa loga hadlay xoojinta amaanka dagmadda Xudur iyo ku buurinta ururada bulshada rayidka ka feejignaanta wax kasta oo liddi ku ah amniga dagmadda.
Kulanka ka dib waxaa warbaahinta lahadlay oo ka warbixiyay shirka gudoomiyaha dagmada Xudur maxamed macalin xxmed isaga oo ka warbixiyay waxyaabihii kaso baxay kulankooda.