Wararka
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada oo agab nadaafadeed ku warewjisay shaqalaha waxda nadafada.
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa maatna waxaay agab nadaafadeed ku warewjisay 350 shaqalaha waxda nadafada iyo Darjiinooyinka.
Aagabkaan ayaa waxaa looga shaqeyn doono bilicda caasimadda muqdisho iyo sidii ay waddooyinka caasimada u noqon lahayeen kuwa la tartamo caasimadaha kale ee aduunka.
Gudoomiye Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa kula dardaaranta shaqalaha waaxda nadaafadda in ay ka shaqeeyaan bilicda caasimadda si loo helo Magaalo nadiif ah.