Wararka
Duqa Muqdisho oo sheegay in ay ka go’antahay xal u helida waxbarashada caruurta.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta Daah furay Shirka Wadatashiga diyaarinta Qorshaha 5-ta sano ee Horumarinta Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Shirkaana waxa uu ujeedkiisu yahay wadda tashiga diyaainta shorsha 5 saano soo socota hormaarinta waxbarashada gobolka Banaadir waxana ka qab galay gadoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqaa magaladda Muqdisho cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish, agaasimaha waxbarashada gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Nuur.
Agaasimaha waxbarashda gobolka Banaadir ayaa faahfaahinka bixiyey muhiimda shirkaan loo qabtay dhankale gadoomiyaha gobolka Banaadir ayaa asanaa timaamay in waxbarashada caruurta soomaaliyeed ay taay masuulida ummada wadda saaran.