Wararka
Duqa Muqdisho oo balan qaad u sameeyay Aqoonka Gobolka Banadir.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormer ku tagay Xarunta Agoonta Xanaanada Gabdhaha Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir.
Intii u uku jiray kormeerka ayaa duqa magaalada Muqdisho waxaa uu indha indheeyay qaybaha kala duwan ee xarunta.
Guddoomiyaha gobolka ayaa balan qaaday in uu garab istaagi doono sidii loo maareen lahaa nolasha caruurta Agoonta ah ee kunool Caasimadda.