Wararka

Dowlada Soomaaliya oo magacaawday guddi ka kooban 12 xubnood oo qabanqaabiya Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Guddigan oo ka kooban12 Xubnood ayaa ka shaqayn doona diyaarinta iyo qaban qaabada shir weyna ay isugu imaaniyaan dhamaan dhinacyada Galmudug si loo dhamaytiro heshiis lagu xalinaayo qalalaasada siyaasadeed ee ka jirtay dowlad Goboleedkaasi.

Hadaba Halka Hoose ka Akhriso Magacaabista Guddiga Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close