Wararka

Dowlada Soomaaliya oo ka qayb gashay kulanka isbahaysiga Baarlamanada bariga Africa.

Shirkii labaad ee isbahaysiga Baarlamanada bariga Africa ee la dagaalanka gaajada, cuni yarada iyo nafaqada ayaa lagu qabtay Magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda waxaana kulankaasi shir guddoomiyay Xil Dr. Cabdi Xasan Cali oo ah gudoomiyaha isbahaysiga.

Kulankaan waxaa ka qayb galay xidhibaano ka socday 11 wadan iyo labo urur oo kala ah IGAD iyo EAC waxaana u jeedadiisu aheyd isbahaysiga Baarlamanada bariga Africa laga dhageysto warbixin ku saabsan mudada lixdi bilood ee lasoo dhaafay waxyaabihii u suurto galay iyo istiraatijyada shanta sano ee soo socoto iyo miisaaniyada 2020.

Dowlada soomaliya waxa shirkan uga qeybgalay wafdi uu hogaaminayo xildhibaan cabdi xasan cali oo ah gudomiyaha isbahaysiga iyo xildhiban farxiyo muumin cali oo ah gudoomiyaha sugida cunada iyo nafaqada Baarlamanka Soomaliya iyo Maxamed Kuulow Xasan oo ah xubin ka tirsan shaqaalaha Baarlamanka Soomaliya.Image may contain: one or more people, people sitting and people standingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 3 people, people smiling

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close