Wararka

DOORASHADA GUDOONKA GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA EE HEER FEDERAAL.

xubnaha Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal ayaa maanta oo Talaada kulan koodii ugu horeeyay oo ka dhacay taandhada Afisiyoone ku doortay gudoomiye cusub .

Kulanka waxa Soo xaadiray 21 xubnood.

Xilka jagada Gudoomiyaha Guddiga xalinta Khilaafaadka waxa isku soo sharaxay

1. Cabdilahi Abyan Nuur iyo
2. Cali axamuud Farah( Cali Zeko)

Natiijada Doorashada gudoomiyaha:

Abdulahi Abyan Nuur waxa uu helay 14 cod, halka Cali Maxamuud Faarah ( Cali Zeko) uu helay 7 cod.
Cabdilahi Abyan Nuur ayaa noqon doona gudoomiyaha cusub ee Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal.May be an image of 8 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 1 person, standing and indoorMay be an image of 1 person and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close