Wararka

Dalka Shiinaha oo ardaydiisa ugu digay in ay aadan dalka Maraykanka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada dalka Shiinaha ayaa u digay ardayda wax kabarata dalka Maraykanka iyo kuwa hadda dooniya in ay u baxaan dalkaasi.

Wasiirka ayaa ardayda Shiineyska ah ee kunool dalka Maraykanka ay muujiyaan dhawar adeeg kuwa hadda dooniya In ay u socdaalaana ay maskaxdooda kabixiyaan taas oo sabab u ah xirirka siixumaanayo ee u dhaxeeyo Shiinaha iyo Maraykanka.

sanadkii lasoo dhaafay, bishii Jun, waaxda socdaalka dalka Maraykanka ayaa xanibaad kusoo rogtay Visa-ha dal kugalka ee ay soo qaadan lahayeen ardayda kasoo jeeda dalka Ruushka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close