Wararka
(DAAWO): Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Hirshabelle oo sheegay in uu oofin doona balanqadyadisi.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Cusub ee Hirshabelle ayaa ugu horeyn u mahad naqay dhamaan xildhibaanadii codkooda siiyay iyo kuwii aan u codeyn intaba.
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Hirshabelle ayaa sheegay in uu ka dhabeyn doono balanqaadkii uu sameeyay kadib markii uu ku guuleystay tartankii doorasho ee maanta dhacday.