Wararka
Ciidanka Hong Kong oo gaaska dadka ka Ilmaysiiya u isticmaalay dibadbaxyaal.
Booliska Hong Kong ayaa Gaaska dadka Ka ilmaysiiya u isticmaalay banaanbaxyaal sitay dhagaxaan kuwaas oo dibad baxyo ka dhigaayay afaafka hore ee Warshadda Kwun Tong.
Dibadbaxyaashaan ayaa dalbanaayo in ay helaan doorasha loo maro hanaan dimuquraadiyadaysan waxaa ayna babaanbaxaan wadaan ilaa muddo dhor billood ah.
Banaanbaxayaashaan ayaa xiray xaruma kuyaallo deegaanka Kwun Tong oo ah meel dadbadani ay dagan yihiin waxaa ayna dhanka Bari ka xigtaa Jaziiradda Kowloon.