Wararka

Burundi oo 20-gawaarida gaashaaman ah keentay dalka.

Dowlada Burundi ayaa dalka keentay labaatan gawaarida gaashaaman ee aysan xabada Karin waxaa ayna sheegeen in ay ugu qayb qaadanayaan la dagaalanka waxa loogu yeero Al-shabaab.

Gawaaridaan ayaa waxaa lagu wareejiyay madaxa Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM )Ambassador Francisco Madeira iyo taliyaal sare oo ka tirsan ciidamada AMISOM ee dalka jooga.

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM )Ambassador Francisco Madeira ayaa madaxweynaha dalka Burundi ugu mahadceliyay deeqdaan gawaarida ah ee uu u soo gartay waxaa uuna sheegay in ciidamada AMISOM ay mar walbo garab taagan2019_11_05_SRCC_Inspects_Burundi_APC-14 yihiin.2019_11_05_SRCC_Inspects_Burundi_APC-182019_11_05_SRCC_Inspects_Burundi_APC-152019_11_05_SRCC_Inspects_Burundi_APC-232019_11_05_SRCC_Inspects_Burundi_APC-24

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close