Wararka
Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay laba nin oo lagu sheegay in ay faafinayeen Kiristaannimo
Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay laba qof oo lagu eedeeyay ay gudaha magaada harhayso ku faafinayeen diinta Kisirtaanka.
Gaashanle Sare Faysal Xiis Cilmi oo ka hadlay labada ruux ee ay soo qabteen ayaa shacabka Somaliland ugu digay in ay ka foojignaadaan falalka noocaan ah.
Ugu danbeyn gashanle faysal ayaa adkeeeyay in cidna aysan ka awood badneen sharciga talaba sharciga waaqafsana ay ka qaadi doonaan dadka ficilada noocaani ah sameeyo.