Wararka

Agaasimaha madaxtooyada oo kulan la qaatay wakiilada dowlada Belgium iyo Midowga Yurub.

Agaasimaha madaxtooyada Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Diriye Hersi ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowlada Belgium u jooga Soomaaliya Nicolas Nihon iyo safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Nicolas Berlanga.

Agaasimaha ayaa safiiradaan kala hadlay sidii loo wadaagi lahaa xirfadaha iyo sidii loo xoojin lahaa habka maamul daadajinta dowladnimo iyo arrima kale oo dhowr ah.

Dr. Nuur Diriye Hersi,  Agaasimaha madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ayaa ugu danbayn boqortooyada Belgium ugu mahadceliyay wada-shaqaynta diiran ee ay la leedahay Dowlada Dhexe.ImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close