Wararka

DEG DEG: Dowlada Burkina Faso oo sheegtay in ay dileen 33 ka tirsan Jihaadiyiinta ka dagaalanta dalkaasi.

Ciidamada dalka Burkina Faso ayaa sheegay in ay dileen ku dhawaad 32 ka tirsan jihaadiyiin ka dagaalanta dalkaasi kadib laba howlgall oo ay sameeyeen ciidanka Amniga Burkina Faso.

Ciidamada ayaa sheegay in howlgalkaasi looga dilay hal askari oo kaliya waxaa ayna tani kusoo aadaysaa iyadoo dhawaan dalkaasi lagu dilay 37 ruux oo la socday kolanyo gaari ah oo siday shaqaalo  u shaqeynaayay kambani ka shaqeeyo macdan qodista oo ay leedahay dowlada Canada.

Dowlada Burkina Faso ayaa dagaal adag kula jirto xoog Jihaadiyiin ah kuwaas oo sheegtay dhimasha badan oo ka dhacday dalkaasi.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close