Wararka

Ciidanka Booliska Qeybta Gobolka Baay oo Tababar ugu furmay Baydhabo.

Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Gobolka Baay ayaa manta Magaaalada Baydhabo  Siminaar ugu furey Cutubyo Katirsan Ciidanka Booliska kaas oo inta uu socda lagu baran doona Ilaalinta xaquuqda aadanaha iyo ku xad gudubka ka dhanka ah aadanaha.

Gaashaanle Dhexe Aamin Mohamed Daruur, Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Gobolka Baay oo Tababarka si rasmi ah u daahfuray ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga faa’iisaysto Tababarkaan waxaa uuna ciidanka kula dardaarmay in cilmiga ay halkaas ka bartaan ay kula dhaqmaan bulshada ay u adeegayaan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay ayaa sidoo kale ugu baaqay Shacabka ku dhaqan gobolak Baay in ay si dhaw ula shaqeeyaan ciidanka Booliska si looga gudba isku dhacyada soo lab laabta ee sababo qasaaro kale duwan amnina loogu noolaado.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close