Wararka

Madaxweynaah KGS oo Bydhabo Kulan Kula Qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya.

Madaxweynaha KGS Ayaa Magaaalda Baydhabo Kulan KuLA Qaatay Wafdigaan uu Hogaaminaayay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Somaliya Ahna Madaxa UNSOM James Swan .

Kulanka ayaa Waxaa Goobjoog Ahaa Wasiirada Wasaaradaaha Qorshaynta, Arimaha Gudaha, Dastuurka, Haweenka, Cadaalada iyo Garsoorka, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada, Waxaana kulanka inta uu socday inta badan looga hadlay arimaha Gargaarka, amaanka iyo horumarka Dhaqaalaha Koonfur Galbeed iyo Sidii Qaramada Midoobay ay kaalinteeda uga geysan lahayd .

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha soomaliya James Swan ayaa Balan qaaday inay wax ka qabanayaan Xaaladaha ka jira Koonfur Galbeed si dhowna ay ula shaqayn doonaan Dowlada uu Hogaaminayo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Dhankiisa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa u mahadceliyey Sida QM Mar waliba ay u garabtaagantahay shacabka rer kgs.

Image may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 1 personImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close