Wararka

Nin u dhashay Hindiya oo ka yaabsaday Caalamka kadib markii uu kasoo muuqday warbaahinta.

Nin kasoo jeeda dalka Hindiya gaar ahaan Ismaamulka Bihar ayaa ka yaabsaday caalamka ka dib markii uu ka soo muuqday warbaahinta.

Ninkaan oo lagu magacaaba Sakal Dev Tuddu, ayaa mudda afartan (40) sano ah aan timahiisa jarin kuwaas oo dheerar ahaan hadda gaaraayo lix fiit(foot).Bihar state resident Sakal Dev Tuddu lies in bed to show off the length of his single huge dreadlock, which stretches down below his feet

Sakal Dev Tuddu oo 63 sano jir ah ayaa warbaahinta u sheegay in uu go’aansaday in uu timahiisa siidaayo kadib markii sida uu sheegay uu Alla riya ugu yimid.

Ninkaan yaa ku noolaa duurka mudda dhan 31 sano waxaa uuna la noolaa xaaskiisa Rupiya Devi, seddex will iyo seddex gabdhood oo uu asaga dhalay iyo waliba toddoba caruur ah oo uu awoowe u yahay.Sakal Dev Tuddu, 63, has a single six-foot-long dreadlock after not cutting or washing his hair for 40 years

Ninkaan yaa sidoo kale sheegay in  xaaskiisa ay wax dhiba ku qabin isaagoo markii uu seexdo dhirir ahaan ay timahiisa iyo isagaba ay isla egyihiin.

Dadyoow kala duwan ayaa daafaha caalamka ugu yimid si ay ula kulmaan Sakal Dev oo ay sawiro ugu qaataan waxaa uuna ku soo dhaweeyaa waji furan isagoo markasta ugu warbixiya sababta ku qasabtay in uu timaha sii daysto.Sakal Dev Tuddu, 63, has a single six-foot-long dreadlock after not cutting or washing his hair for 40 years

Rikoorka tima dheeraanta caalamka waxaa haysato haweyney Kenyan ah oo ku naal gobolka Florida ee cariga maraykanka taas oo lagu magacaabo Asha Mandela.

Asha Mandela, oo 55 sano jir ah ayaa sanadkii tagay ee 2018-ka iyada noqotay ruuxa ugu timaha dheer caalamka waxaa ayna timaheeda dheerar ahaan gaaraayeen 110 feet oo u dhiganta 34 meter .

Sakal Dev has worked for the forest department for 31 years and lives with his wife Rupiya Devi, three sons, three daughters and seven grandchildrenSakal Dev says his hair spntaneously knotted itself into a dreadlock one night as he slept, and that God visited him in a dream and told him never to cut or wash it

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close