Wararka

Maanta oo ay wadamada qaar u tahay maalinta koowaad ee ciidul fadriga.

Iyadoo Muslimiin badan oo kunool dinida daafahayda kala duwan ay shalay u aheed maalintii koowaad ee ciidul fadriga ayaa haddana waxaa maanta jiraa qaar kamida wadama maanta ay u tahay maalinta Koowaad ee ciidul fadriga.

Wadamada maanta ay utahay maalinta koowaad ee ciidul fadriga waxaa kamida Bangladesh, India, Pakistan, Masar iyo kuwa kala oo badan.

Abdel Fatah al-Sisi madaxweynaha Masar ayaa fariin qoraal ah oo uu soo dhigay waxaa uu hambalyo ku aadan maalinta koowaad ee ciidul fadriga u diray shacabka reer Masar isagoo Allah ugu baryay in uu ka aqbalo acmaashi ay soo guteen.

Dalka Bangladesh ayaa shalay ku dhawaaqay in ay u heed maalinta koowaad ee ciida balse halsaac iyo bar kadib go’aankii hore ayay mas’uuliyiinta ugu sareyso dadka reer Bangladesh ku war galiyeen in arbacada maanta ah ay u tahay maalinta ciidul fadriga.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close