Wararka

Ra’isal wasaaraha dalka oo Magacaby guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka heer Federaal.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaiya Mohamed Hussein Roble ayaa Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka heer Federaal.

Ra’isal wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa faray Guddiya Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka heer Federaal in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku howl galaan.

Hoos ka akhriso Magacyada xubnaha la magacabay:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close