Wararka

(AKHRISO): Biden oo lix codadka Electrol College ka ugu harsantahay in uu noqda Madaxweynaha Maraykanka.

Biden waxaa uu jabiyay Rekoorkii Obama, waxaa u harsan lix codkada Electrol College ka, Waxaa uu ku gulaystay gobol muhiim ah....

Joe Biden waxaa uu jabiyay rekoorkii Madaxweynihiisi hore Brack Obama isaga oo hadda haysto 71 Milyan oo cod ah. Obama waxaa uu haystay 69 Milyan.

Wakaalada wararka ee AFP ayaa soo warinayso in Gobolka Michigan uu ku guulaysto Musharaxa Dimuquraadiga ee Biden isaga oo gobolkaasi ka helay 16 codadka Electrol College ka.

Musharaxa Dimuquraadiga Joe Biden Waxaa uu haystaa 264 codadka Electrol College ka waxaaba u harsan lix cod oo kaliya halka Trump uu haysto 214 codadka Electrol College ka.

Gobolada Pennsylvania, Georgia iyo Waqooyiga Carolina ayaa ah kuwa go’amin doona loolan loogu jiro Aqalka cad.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close