Wararka
(DAAWO):Guddoomiyaha cusub ee Barlamanka Hirshabelle oo noqday shaqsi dhalinyara ah.

Gudoomiyaha la doortay ee Baarlamanka Labaad hirshabelle ayaa sheegay in xildhibaanadii doortay ay u hiiliyeen dhalinyarada si 4-sano ee soo socota usoo bandhigaan aqoontooda hogaamineed.
Sidoo kale Guddoomiyaha Cusub ayaa xildhibaanada labaad ee Hirshabelle ka codsaday in ay la shaqeeyaan si loo gaaro hadafka ay u wada socdaa.
Hoos ka daawo Khudbada guddoomiyaha cusub: