Wararka

(AKHRISO):Maxaa sababay in uu is-casilo Madaxweyne Waare…?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay iska casilay xilka madaxweyne.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu is casilay isagoo shacabka Hirshabelle u rajeeyay Guul iyo Wadajir.

Halkaan ka akhriso qoraalka Iscasilaada Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close