Wararka
WEERARO KA DHACAY FARANSISKA IYO HAWENEY QORTA LAGA JARAY.

Weerar loo adeegsaday tooreey oo ka dhacay kaniisad ku taala magaalada NICE ee dalka faransiiska ayaa waxaa ku dhintay labo ruux.
Booliska ayaa weerarka ku tilmaamay mid aragaxiso. abada qof ee dhintay waxaa ku jira qof dumar ah oo qoorta laga gooyay.
Duqa magaalada NICE Christian Estrosi ayaa sheegay in hal qof la xiray. Bolis badan iyo ciidanka gaarka ah ayaa la geeyay goobta.
Wasaarada arimaha gudaha dalka France ayaa dadka ugu baaqday in ay ka fogaadaan aagaas.