Wararka
Ra’iisul Wasaaraha dalka oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Beeraha.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo dib-u-dhis iyo dayactir lagu sameeyay.
Ra’sal wasaare Rooble ayaa shegay in taariikh dheer ay kuleedahay wasaradda oo uu horay ugu soo shaqeyn jiray.
Maxamed Xusseen Rooble ayaa tilmaamay in xukumadiisa ay muhiimad gaar ah siinayso beeraleeyda Soomaliyeed waxa uuna ugu mahad celiyay wax soosaarkooda .
Ugu danbey Raysawasaaraha ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan beeralaydsa Soomaaliyeed Maalinta Beeralayda oo manta ku began.