Wararka

Ra’iisul Wasaaraha dalka oo kulan la qatay Guddiyada u xil saaran Dib u eegista Dastuurka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Madaxa Bannaan.

Siihayaha wasiirka wasaaradda Dasturka Salax Axmed jamac ayaa Ra’isal wasaaraha ugu warbixiyey halka ay marayaan hawlaha dhammeystirka Dastuurka iyo arrimaha horyaala.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa Guddiyada u xil saaran Dib u eegista Dastuurka kula dar daarmay in ay laba jibaraan shaqada ay hayaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close