Wararka

Madaxweyne Biixi oo ka tacsiyayeeyay geerida Xildhiban Shabeel.

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal tacsi ah u diray golayaasha guurtida, gaar ahaan wakiilada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel oo ku geeriyooday maanta oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa marxuumka ku sifeeyey muwaadin ka soo qayb-qaatay dib u dhiskii deeganada Somaliland iyo nabadaynta shacbiga , wakhtigana ka mid ahaa golaha wakiilada Somaliland.

Waxaanu madaxweynuhu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Marxuum Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close