Wararka
Ra’isal wasaarihii hore oo kulan la qatay Xildhibanada Soomaalida ee kenya.
Ra’isal wasaarihii hore ee xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Qaar kamid ah xildhibaannada iyo sanatarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya.
Ra’isalk wasaaraha ayaa wadatashi la yeeshay xildhibaannada iyo sanatarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya
“Waxaa sharaf ii ah inaan maanta kulan wadatashi ah la yeeshay xildhibaannada iyo sanatarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya. Waxaan uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay dadka Soomaaliyeed had iyo jeer u garab taagan yihiin”.