Wararka
Wasirka ganacsiga oo ka hadlay xeer-nidaamiyaha lagu dhaqan-gelinayo sharciga shirkadaha Soomaaliya.
Siihayaha wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS Eng Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa furay la-tashi ku aadan xeer-nidaamiyaha lagu dhaqan-gelinayo sharciga shirkadaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sido kale faahfaahiyay heerarka kala duwan ee uu soo maray xeerkaan iyo muhiimada uu leeyaahay iyo baahiyaha loo qabo xerkaan.
Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa tilmaamay in ganacsatada Soomaaliyeed ay atatan dhaqaale la qaadan la gali karaan ganacsatada aduunka.