Wararka
Ururka Ay Ku Mideysanyihiin Shirkadaha Bixiya Adeegyada Internae-ka Iyo Telefoonka Oo Si Kulul Uga Hadlay Hadla Dhawaan Ka Soo yeeray……..
Warsaxaafadeed ay Soo Saareen Ururka USIS oo Ay Ku mideysanyihiin Shirkadaha Bixiya Adeegyada Telefoonka Iyo Internate-ka ayaa warsaxaafadedkooda waxa ay ka Hadleen hadal Dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolajiyada.
Waxa Uu Ururka Warsaxaafadeedkoodu Sidoo Kale ay Ku Sheegeen in Wax laga Xumaado Ay tahay In Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolajiyada Eng Cabdi Cashuur Xasan uu Ku Adkeysto Khalad Uu horey u galay Misna Diidan In Dib Uu u saxo Khaladkaasi.
lINKIGA HOOSE KU DHUFU SI AAD U AKHRISATID WARSAXAAFADEEDKA